Daabac tilmaanta oo dhig telefoonkaaga agtiisa inta aad samaynayso tallaabooyinka.
Talo: ka saar calaamadda “Madaxyada iyo cagaha bogga” sanduuqa daabacaadda, si aadan u arkin ciwaanka hoose.
Haga codka ring-tone-ka
Taleefanka iyo tablet-ka
1Tallaabada 1 ee 7 · AndroidHadda waxaan kor u qaadaynaa ama hoos u dhigeynaa codka ring-tone-ka taleefankaaga.
2Tallaabada 2 ee 7 · AndroidFartaada kor ka keen shaashadda ilaa hoos si aad u furto goobaha (inställningar).
3Tallaabada 3 ee 7 · AndroidTaabo astaanta u eg giraangirta (kugghjulet) ee ku taal dhinaca midig ee sare.
4Tallaabada 4 ee 7 · AndroidTaabo "Ljud och vibration" (codka iyo gariirka).
5Tallaabada 5 ee 7 · AndroidTaabo "Volym" (heerka codka).
6Tallaabada 6 ee 7 · AndroidU jiid badhanka "Ringsignal" (ring-tone-ka) dhinaca midig si aad u kordhiso codka, ama dhinaca bidix si aad u hoos u dhigto.
7Tallaabada 7 ee 7 · AndroidCodka ring-tone-ku hadda waa mid sarreeya. Fadlan qof ka codso inuu ku soo waco si aad u tijaabiso heerka codka.