Daabac tilmaanta oo dhig telefoonkaaga agtiisa inta aad samaynayso tallaabooyinka.
Talo: ka saar calaamadda “Madaxyada iyo cagaha bogga” sanduuqa daabacaadda, si aadan u arkin ciwaanka hoose.
Daabacaaddu luqaddee ha ahaato?SvenskaEnglishSuomiالعربية (Arabiska)Bosanski/Hrvatski/Srpskiفارسی (Persiska)PolskiEspañolSoomaali
Samee album sawirro ah
Taleefanka iyo tablet-ka
Iskaan garee si aad u dhageysato tilmaanta
1Tallaabada 1 ee 5 · iPhoneHadda waxaad baran doontaa sida loo isu geeyo sawirro badan oo loo sameeyo album sawirro ah.
2Tallaabada 2 ee 5 · iPhoneKa bilow shaashadda hore (hemskärmen) oo taabo Bilder.
3Tallaabada 3 ee 5 · iPhoneTaabo Samlingar. Marka aad joogto Album taabo ”Nytt album” (album cusub).
4Tallaabada 4 ee 5 · iPhoneQor magaca albumka, dooro sawirrada ka dibna taabo ”Skapa” (samee).
5Tallaabada 5 ee 5 · iPhoneShaqo fiican ayaad qabatay. Hadda waxaad samaysay albumka Sommar 2026, sawirradii aad dooratayna hadda waxay ku urursan yihiin albumkan.