Daabac tilmaanta oo dhig telefoonkaaga agtiisa inta aad samaynayso tallaabooyinka.
Talo: ka saar calaamadda “Madaxyada iyo cagaha bogga” sanduuqa daabacaadda, si aadan u arkin ciwaanka hoose.
Daabacaaddu luqaddee ha ahaato?SvenskaEnglishSuomiالعربية (Arabiska)Bosanski/Hrvatski/Srpskiفارسی (Persiska)PolskiEspañolSoomaali
La wadaag sawir adigoo isticmaalaya SMS
Taleefanka iyo tablet-ka
Iskaan garee si aad u dhageysato tilmaanta
1Tallaabada 1 ee 5 · iPhoneHadda waxaan baran doonaa sida loo diro sawir adigoo isticmaalaya SMS.
2Tallaabada 2 ee 5 · iPhoneKa bilow shaashadda hore (hemskärmen). Taabo Meddelanden (farriimaha).
3Tallaabada 3 ee 5 · iPhoneFur qofka aad rabto inaad u qorto. Taabo plus (+) ka dibna taabo Bilder (sawirro).
4Tallaabada 4 ee 5 · iPhoneTaabo sawirka aad rabto inaad dirto ka dibna taabo Lägg till (ku dar).
5Tallaabada 5 ee 5 · iPhoneHubi sawirka ka dibna dir. Halkan waxaad ku arki doontaa in sawirku uu gaaray.