Daabac tilmaanta oo dhig telefoonkaaga agtiisa inta aad samaynayso tallaabooyinka.
Talo: ka saar calaamadda “Madaxyada iyo cagaha bogga” sanduuqa daabacaadda, si aadan u arkin ciwaanka hoose.
Daabacaaddu luqaddee ha ahaato?SvenskaEnglishSuomiالعربية (Arabiska)Bosanski/Hrvatski/Srpskiفارسی (Persiska)PolskiEspañolSoomaali
Ka helid sawirrada moobilkaaga
Taleefanka iyo tablet-ka
Iskaan garee si aad u dhageysato tilmaanta
1Tallaabada 1 ee 4 · iPhoneHadda waxaan baran doonaa sida loo dhex-galo oo loo raadiyo sawirrada ku jira moobilkaaga.
2Tallaabada 2 ee 4 · iPhoneKa bilow shaashadda hore (hemskärmen) ka dibna taabo Bilder (sawirrada).
3Tallaabada 3 ee 4 · iPhoneQaybta Bibliotek (maktabadda) sawirradu waxay u kala horreeyaan taariikh ahaan. Fartaada ku dul mari shaashadda si aad u dhex-gasho.
4Tallaabada 4 ee 4 · iPhoneTaabo Sök (raadi) ka dibna qor tusaale ahaan blommor (ubaxyo).