Daabac tilmaanta oo dhig telefoonkaaga agtiisa inta aad samaynayso tallaabooyinka.
Talo: ka saar calaamadda “Madaxyada iyo cagaha bogga” sanduuqa daabacaadda, si aadan u arkin ciwaanka hoose.
Daabacaaddu luqaddee ha ahaato?SvenskaEnglishSuomiالعربية (Arabiska)Bosanski/Hrvatski/Srpskiفارسی (Persiska)PolskiEspañolSoomaali
Sawir ka qaad koodhka QR-ka
Taleefanka iyo tablet-ka
Iskaan garee si aad u dhageysato tilmaanta
1Tallaabada 1 ee 4 · AndroidHadda waxaan baran doonnaa sida loo sawiro koodhka QR-ka (QR-kod) annagoo isticmaalayna kamarada taleefanka.
2Tallaabada 2 ee 4 · AndroidKa bilow shaashadda hore (hemskärmen). Taabo Kamera.
3Tallaabada 3 ee 4 · AndroidKamarada u jeedi dhinaca koodhka QR-ka. Taabo "Öppna i webbläsaren" (fur biraawsarka internetka).
4Tallaabada 4 ee 4 · AndroidBogga internetka ayaa ka furmaya Chrome. Hubi in cinwaanka uu u muuqdo mid sax ah.