Daabac tilmaanta oo dhig telefoonkaaga agtiisa inta aad samaynayso tallaabooyinka.
Talo: ka saar calaamadda “Madaxyada iyo cagaha bogga” sanduuqa daabacaadda, si aadan u arkin ciwaanka hoose.
Soo dejso oo isticmaal Sveriges Radio
Filimada, raadiyaha iyo akhriska
1Tallaabada 1 ee 8 · AndroidHadda waxaan baran doonnaa sida loo soo dejisto oo loo isticmaalo Sveriges Radio taleefankaaga.
2Tallaabada 2 ee 8 · AndroidKa bilow shaashadda hore (hemskärmen). Taabo Play Butik.
3Tallaabada 3 ee 8 · AndroidKa raadi Sveriges Radio.
4Tallaabada 4 ee 8 · AndroidHubi in appku yahay Sveriges Radio ka dibna taabo "Installera" (rakib).
5Tallaabada 5 ee 8 · AndroidMarka appku uu dhammaado rakibidda, taabo "Öppna" (fur).
6Tallaabada 6 ee 8 · AndroidKani waa bogga hore ee Sveriges Radio. Halkan waxaad ka heli doontaa warar iyo barnaamijyo.
7Tallaabada 7 ee 8 · AndroidTaabo "Kanaler" (kanaallada) si aad u aragto kanaallada raadiyaha ee Sveriges Radio.
8Tallaabada 8 ee 8 · AndroidDooro P4 ka dibna taabo badhanka "uppspelningsknappen" (badhanka lagu bilaabo dhageysiga) si aad u bilowdo dhageysiga.