Daabac tilmaanta oo dhig telefoonkaaga agtiisa inta aad samaynayso tallaabooyinka.
Talo: ka saar calaamadda “Madaxyada iyo cagaha bogga” sanduuqa daabacaadda, si aadan u arkin ciwaanka hoose.
Daabacaaddu luqaddee ha ahaato?SvenskaEnglishSuomiالعربية (Arabiska)Bosanski/Hrvatski/Srpskiفارسی (Persiska)PolskiEspañolSoomaali
Sida loo helo cinwaankaaga Gmail ee Android
Bilow isticmaalka taleefankaaga
Dhammaan telefoonnada
Iskaan garee si aad u dhageysato tilmaanta
1Tallaabada 1 ee 5Halkan waxaad ka helaysaa cinwaanka Gmail ee horey ugu jiray taleefankaaga. Waxaan ka bilaabaynaa barnaamijka Gmail.
2Tallaabada 2 ee 5Taabo barnaamijka Gmail. Astaantu waxay u egtahay xarafka M oo midab leh.
3Tallaabada 3 ee 5Taabo sawirkaaga profile-ka ama xarafka ku yaal dhinaca midig ee sare.
4Tallaabada 4 ee 5Dhanka sare waxaad ku arkaysaa cinwaankaaga Gmail. Cinwaanka sawirka ku yaal waa tusaale oo kaliya.
5Tallaabada 5 ee 5Waa diyaar! Qor cinwaankaaga Gmail si aad u hesho markii xigta.