Daabac tilmaanta oo dhig telefoonkaaga agtiisa inta aad samaynayso tallaabooyinka.
Talo: ka saar calaamadda “Madaxyada iyo cagaha bogga” sanduuqa daabacaadda, si aadan u arkin ciwaanka hoose.
Daabacaaddu luqaddee ha ahaato?SvenskaEnglishSuomiالعربية (Arabiska)Bosanski/Hrvatski/Srpskiفارسی (Persiska)PolskiEspañolSoomaali
Sida loo helo fariimaha bangiga ee ku jira app-ka Swedbank
Bangigaaga oo taleefanka ku jira
Dhammaan telefoonnada
Iskaan garee si aad u dhageysato tilmaanta
1Tallaabada 1 ee 6Salaan! Halkan waxaan kuugu muujinaynaa meesha aad ka heli karto fariimaha bangiga ee ku jira app-ka Swedbank.
2Tallaabada 2 ee 6Riix ”Logga in” (geli ama soo gal) oo ku soo gal BankID. Marka aad soo gasho, u gudub tallaabada xigta.
3Tallaabada 3 ee 6Riix ”Du” (adiga) oo ku yaal dhinaca midig ee hoose.
4Tallaabada 4 ee 6Riix ”Meddelanden” (fariimaha) oo ku jira liiska.
5Tallaabada 5 ee 6Hoosta ”Inkomna” (fariimaha soo galay) waxaad ku arki doontaa fariimaha bangiga. Hagahan ayaa ku tusaya meesha liisku ku yaallo.
6Tallaabada 6 ee 6Hadda waxaad taqaanaa meesha aad ka heli karto fariimaha bangiga ee ku jira app-ka.