Daabac tilmaanta oo dhig telefoonkaaga agtiisa inta aad samaynayso tallaabooyinka.
Talo: ka saar calaamadda “Madaxyada iyo cagaha bogga” sanduuqa daabacaadda, si aadan u arkin ciwaanka hoose.
Daabacaaddu luqaddee ha ahaato?SvenskaEnglishSuomiالعربية (Arabiska)Bosanski/Hrvatski/Srpskiفارسی (Persiska)PolskiEspañolSoomaali

La wadaag sawir adigoo isticmaalaya SMS
Taleefanka iyo tablet-ka
Iskaan garee si aad u dhageysato tilmaanta
1Tallaabada 1 ee 5 · AndroidHadda waxaan baran doonaa sida loo diro sawir adigoo isticmaalaya SMS.
2Tallaabada 2 ee 5 · AndroidKa bilow shaashadda hore (hemskärmen). Taabo Meddelanden (farriimaha).
3Tallaabada 3 ee 5 · AndroidFur qofka aad rabto inaad u qorto. Taabo plus (+) ka dibna taabo Galleri (meesha sawirrada lagu kaydiyo).
4Tallaabada 4 ee 5 · AndroidTaabo sawirka aad rabto inaad dirto ka dibna taabo Lägg till (ku dar).
5Tallaabada 5 ee 5 · AndroidHubi sawirka ka dibna dir. Halkan waxaad ku arki doontaa in sawirku uu dirmay. Shaqo fiican! Hadda waxaad dirtay sawirkaagii ugu horreeyay.