Daabac tilmaanta oo dhig telefoonkaaga agtiisa inta aad samaynayso tallaabooyinka.
Talo: ka saar calaamadda “Madaxyada iyo cagaha bogga” sanduuqa daabacaadda, si aadan u arkin ciwaanka hoose.
Daabacaaddu luqaddee ha ahaato?SvenskaEnglishSuomiالعربية (Arabiska)Bosanski/Hrvatski/Srpskiفارسی (Persiska)PolskiEspañolSoomaali

Ka helid sawirrada moobilkaaga
Taleefanka iyo tablet-ka
Iskaan garee si aad u dhageysato tilmaanta
1Tallaabada 1 ee 4 · AndroidHadda waxaan baran doonaa sida loo dhex-galo oo loo raadiyo sawirrada ku jira moobilkaaga.
2Tallaabada 2 ee 4 · AndroidKa bilow shaashadda hore (hemskärmen) ka dibna taabo Google Foto. Waxa kale oo aad taaban kartaa astaanta Galleri (meesha sawirradu ku kaydsan yihiin).
3Tallaabada 3 ee 4 · AndroidQaybta Foton (sawirrada) sawirradu waxay u kala horreeyaan taariikh ahaan. Fartaada ku dul mari shaashadda si aad u dhex-gasho.
4Tallaabada 4 ee 4 · AndroidTaabo Sök (raadi) ka dibna qor tusaale ahaan blommor (ubaxyo). Hadda waxaad taqaanaa sida loo helo oo loo raadiyo sawirradaada.